XIKMAD
Xikmadaha Qaar waxay kasoo baxaan Maskax garaadiyo Qabiirnimo Leh.
Qof kast Guul inuu gaaro wuu rabaa, lkn waxaa lagu kala
hormaray dadaal iyo karti,
LKN qof kaliya ee gaara guul, waa qofka u adkaysta dhibaatooyinka
kasoo horbaxaya Guushiisa, iskana ilooba waxyaabaha
Guushiisa aan saamayn kulahayn....
XIKMADA MAANTA