KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

Waxaa jirta waddooyin badan oo lagu baran karo luuqadda aad rabto (English), waxaad ku baran kartaa   1. Aqrin , 2. Qorid, 3. Dhagaysi iyo 4. Ku hadlid.

Marka aad billaaw tahayse waa in aad barataa erayada kugu cusub, kadibna aad dib u eegtaa si aad u xasuusan karto haddii aad mar kale aragto.

Haddii aad go'aan ku gaarto inaad barato 4 eray oo cusub maalin kasta, (Jimcadana fasax ka dhigo) Hambalyo, bishii waxaad baratay 100+ eray oo cusub, sanadkiina 1300+.


Si aad u qorto erayada kugu cusub waxaan ku qoran kartaa buuggaaga, ama Appkan hoose ee "Words Note"

Appkaan wuxuu kuu qabanayaa shaqooyinkaan hoose:-

1. Inaad ku qorato Erayga cusub iyo Micnihiisa.

2. Inuu kugu imtixaano Erayada, si aad u barato.

3. Inaad kaydsan karto Erayada dhan iyaga oo hal File lagu aruuriyay. (.txt)

4. Inuu kasoo Aqriyo erayada iyo micnahoodii hore File-kii hore.

Hadda, si aad u dagsato riix sawirada hoose, ama HALKAN.

https://bit.ly/newWordsApp

Words Note App ku qoro Erayada kugu cusub

Words Note App ku qoro Erayada kugu cusub

Words Note App ku qoro Erayada kugu cusub

Dagso Appka Words Note oo baro erayo cusub



 

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro
Shilinkaabe | Lacagaha ku qoro

Words Note App | Qoro Erayada cusub

Words Note App | Qoro Erayada cusub
Words Note App

Like Us On Facebook

Loogu aqris badan yahay

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD Waxaa jirta waddooyin badan oo lagu baran karo luuqadda aad rabto (English), waxaad ku baran kartaa    1. Aqrin ...

Kuwo laga yaabo inaad xiisaynayso