Sida ugu fudud ee Lacagta loo dhaqaalaysto

XEELADAHA AAD LACAGTAADA KU DHAQAALAYN KARTO:


1. Inaad lasocoto dhaqdhaqaaqa lacagtaada.

Inaad la socoto lacagta kaa baxday iyo midda kusoo gashay si maalinle ah ama si bille ah.


2. Inaad samaysato Xisaab-Xir.

Sida ganacsiyada caadiga oo kale, inaad adiguna samaysato hanaan Xisaab-xireed, oo kaa caawin kara inaad Xisaab dhamayso oo aad mid kale billawdo. Xisaab-xirkuna wuxuu aad u fiican yahay Bilka kasta dhammaadkeeda.


3. Inaad Xisaabaadka kaa baxay aad kooxayso.

Tusaale ahaan, xisaabta kaaga baxday Bas-raaca inaad hal meel ku dajiso xisaab ahaan, xisaabta cuntada kaa baxday inaad iyana hal meel ku dajiso iyo midda labiska iyo xaragada kaaga baxday.


Intaasba waxaad ku samaysan kartaa Buuggaaga cusub ee gacanta ama Barnaamijka caanka ah ee xisaabaadka loogu talo galay ee Excel-ka Mobile ama computerkaaga.


Ama Appka "ShilinKaabe" ayaad isticmaali kartaa. Waa app fudud oo afsoomaali aad ku heli kartid.

Halkan hoose riix si aad u tijaabiso: 

👇

HALKAN RIIX 💥💥 ShilinKaabe  👈


Halmid ogoow, In ay lacag badan kusoo gasho si fududna ay kaaga baxdo, waxaa ka fiican in ay lacag yar kusoo gasho sida ay ku baxdayna aad og tahay.

Shilonkaabe App

Shilinkaabe App

Shilinkaabe App dhaqaalayso Lacagtaada

Shilinkaabe App dhaqaalayso Lacagtaada





Shilinkaabe  LacagDhaqaalayso MaamuloXisaabta
#Shilinkaabe 

Looskey


 

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro
Shilinkaabe | Lacagaha ku qoro

Words Note App | Qoro Erayada cusub

Words Note App | Qoro Erayada cusub
Words Note App

Like Us On Facebook

Loogu aqris badan yahay

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD Waxaa jirta waddooyin badan oo lagu baran karo luuqadda aad rabto (English), waxaad ku baran kartaa    1. Aqrin ...

Kuwo laga yaabo inaad xiisaynayso