Maaraynta Waqtiga - Pdf

MAARAYNTA WAQTIGA


Maaraynta waqtigu waa awoodda qofku u leeyahay inuu si qorsheysan oo waxtar leh u adeegsado waqtigiisa si uu u gaaro yool gaar ah.

Maaraynta waqtigu waa cinwaan ama soojeedin markasta loo baahan yahay, halkaan waxaan kusoo koobaynaa Maaraynta waqtiga waxtarka uu leeyahay.

Soojeedintaan waxaan ka eegnay dhinacyo badan oo ay kamid yihiin:

1. Qeexidda erayga Maaraynta Waqtiga
2. Sida ay diinta Islaamka ay uga hadashay
3. Sida ay culimadii hore uga hadleen
4. Suugaanta Soomaaliyeed
5. Xeerarka maaraynta waqtiga
6. Dadka guulaystay tilmaamaha ay leeyihiin
7. Samaynta qorshe maalinle ah
8. Saadaalinta aayahaaga
9. Sheeko la xiriirta soojeedinta
10. Iyo xujjo!

Maaraynta waqtiga - Pdf
Maaraynta waqtiga Pdf





 

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro
Shilinkaabe | Lacagaha ku qoro

Words Note App | Qoro Erayada cusub

Words Note App | Qoro Erayada cusub
Words Note App

Like Us On Facebook

Loogu aqris badan yahay

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD Waxaa jirta waddooyin badan oo lagu baran karo luuqadda aad rabto (English), waxaad ku baran kartaa    1. Aqrin ...

Kuwo laga yaabo inaad xiisaynayso