AAMUSNAANTU - XIKMAD
Aamusnaantu Mararka qaar waxay noqon kartaa jawaab lagu kalsoon yahay. dhanka kale, haddii aad aragto qof iska aamusan oo inta uu hadlo ay yar tahay, ogow qofkaas aamusnaantiisa waxbay cadaynaysaa, ama qofkaasi wax wanaagsan ayaa ku duugan.
Aamusnaantu |