XIKMAD CAJIIB AH
Wax micno ah ma samaynayso dad badan oo kula farxaayo markii aad faraxsan tahy oo kaliya, lkn dan aan ka lahayn markii arin murugo leh kugu soo kororto, dadkaas aan soo sheegnay waxaa ka fiican Hal qof oo kugu og xaalad kasta ee aad ku sugan tahay.