Sheeko Xikmad Leh

SHEEKO XIKMAD LEH


Galab galbaha ka mid ah, Dawaco ayaa waxay socotay Kaynta Waxay aragtay Gacan cinab ah oo ka laalaada (raaracda) Laan aad u qurux badan. "Hada ayaan ka oon bixi karaa!", sidaa ayay niyada iska tiri.

Dhawr talaabo ayay dib uqaaday, wayna kusoo booday, laakiin way gaari waysay, Mar kale ayay dhawr talaabo dib uqaaday wayna kusoo booday laakiin nasiib-darro wali ma aysan gaarin. Waxaa u cadaatay inaysan marnaba gaaraynin.

Ugu dambayn dib ayay ulaabatay, iyada oo leh:"Malaha aad ayay u qaraar yihiiin". horay ayayna usii socotay.

Waxaa Qoray Abdirahman Looskey

Sheeko Xikmad leh
Sheeko xikmad leh


 

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro
Shilinkaabe | Lacagaha ku qoro

Words Note App | Qoro Erayada cusub

Words Note App | Qoro Erayada cusub
Words Note App

Like Us On Facebook

Loogu aqris badan yahay

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD Waxaa jirta waddooyin badan oo lagu baran karo luuqadda aad rabto (English), waxaad ku baran kartaa    1. Aqrin ...

Kuwo laga yaabo inaad xiisaynayso