Xikmad aad U Qiimo badan
Marar badan waxaan aragnaa Qof ka niyad jabay wax uu aad u jeclaa inuu sameeyo, Niyad jabkaas waxaa keeni kara in dadka ay yiraadnaan "ma sameen kartid!", sidaasna qofka qalbigiisa uu ku dhaawacmo.
Xikmadaan Ayaa waxa ay leedahay:-
Qofna qalbigiisa ha dhaawicn (niyada ha ka jabin), sababtoo ah, Qalbiga waxaa dhaawici kara (Niyad-jab u keeni kara) Hal eray oo si khaldan loo yiri.