Xikmad Cajiib ah
In badan oo inaga naga mid ahi kuma baraarugsana ama ma dareensana Nimcada uu ilaahey ku manaystay (siiyay), waxaa kaliya aan si dhab ah u dareenaa markii aan wayno.
Tusaale ahaan; kasoo qaad inaan hadda caafimaad qabno, lkn si dhab ah ma u dareensanin oo ilaahey ma u laabano. kaliya waxaan dareenaa, markii aan xanuunsano.
Mar kasta waxaa muhiim ah inaan nimcada aan haysano Allah ugu mahadnaqno.
Xikmad
NIMCADA AAD HAYSATO WAXAAD SI DHAB AH U DAREEMAYSAA, MARKII AAD WAYDO.