Wanaaggu wuu dambeeyaa | Xikmad

WANAAGGU WUU DAMBEEYAA | XIKMAD

Bal aan tusaalayno waxyaabo aan jecelnahay oo waqti qaata si aan u helno.


1. 👉 Si aan u noqonno qof qabiir leh waxaad u baahan tahay waqti iyo waayo badan.

2. 👉 Si aan u helno caafimaad markii aad daawo qaadato, waxay qaadanaysaa waqti. Sababtoo ah caafimaadka wuxuu ku yimaadaa taako taako (inyar inyar).

3. 👉 Si aan u helno Ubad aan ku il-doogsanno, waxaan ubaahanahay 7 ilaa 9 bilood oo uu Ilmuhu ku jiraan uurka hooyadi.

4. 👉 Xitaa cuntada aan cunno waxay qaadanaysaa waqti inta ay ka bislaanayso.

Kuwaani waa tusaale oo kaliya lkn ximaddan way ka xeel dheer tahay macno ahaan.

Wanaaggu wuu dambeeyaa | Xikmad



 

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro
Shilinkaabe | Lacagaha ku qoro

Words Note App | Qoro Erayada cusub

Words Note App | Qoro Erayada cusub
Words Note App

Like Us On Facebook

Loogu aqris badan yahay

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD Waxaa jirta waddooyin badan oo lagu baran karo luuqadda aad rabto (English), waxaad ku baran kartaa    1. Aqrin ...

Kuwo laga yaabo inaad xiisaynayso