Appkeenna cusub ee 247 iJaby

 Appka 247 iJaby



Appkeenna cusub ee 247 iJaby wuxuu kaa caawin karaa inaad samaysato jadwalkaaga si aad ugu dhaqanto maalin kasta. Wuxuuna leeyahay waxqabadka hoose:

1. Wuxuu ku xasuusinayaa ku dhaqanka jadwalkaaga subax kasta iyo habeen kasta.

2. Wuxuu kuu ogolaanayaa inaad samaysato jadwalkaaga kuu gaarka ah.

3. Wuxuu kuu kaydinayaa waxqabadka maalmaha aad soo dhaaftay.

4. Waxaad samaysan kartaa maalin kasta iyo jadwal ugaar ah.

5. Wuxuu leeyahay qayb aad ku tirsan karto wardiga.

6. Wuxuu kaa caawin karaa inaad noloshaada wax ka badasho.






 

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro

SHILINKAABE | Lacagaha ku qoro
Shilinkaabe | Lacagaha ku qoro

Words Note App | Qoro Erayada cusub

Words Note App | Qoro Erayada cusub
Words Note App

Like Us On Facebook

Loogu aqris badan yahay

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD

KU BARO ENGLISH-KA SI FUDUD Waxaa jirta waddooyin badan oo lagu baran karo luuqadda aad rabto (English), waxaad ku baran kartaa    1. Aqrin ...

Kuwo laga yaabo inaad xiisaynayso